Itoobiya oo heshiis nabadeed la gashay Mid ka mid ah jabhadihii dagaalka kula jiray

Xukuumada Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la saxiixatay jabhadda hubeysan ee OLF (Oromia libration front). iyadoo Heshiiska lagu saxiixay magaalada Asmara ee caasimadda dalka deriska ah ee Eritrea oo saldhig u ah jabhaddan. Wasiirka warfaafinta ee dalka Eritrea Yemane Gebremeskel ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeyay jabhadda OLF ay si nabad ah hawlaheeda siyaasadeed ugu qabsan … Continue reading Itoobiya oo heshiis nabadeed la gashay Mid ka mid ah jabhadihii dagaalka kula jiray